Daawo Sawirada: Weerar dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Kaniisad kutaala Quetta 

Weerar isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday kaniisad kutaala magaalada Quetta ee dalka Pakistan, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa ku qarxay banaanka kaniisadda Methodist , Waxaana xiligaas kadib rag hubeesan rasaas ku fureen dhismaha kaniisada ,waxaana mar kale … Continue reading Daawo Sawirada: Weerar dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Kaniisad kutaala Quetta